Sunday 18 August 2013

Rajo - Hope

Mar kastoo aan ka fekero xaalka uu dalkeena hooyo maanta ku sugan yahay quus baa i taabata, markaasay darruur murugo i dul heehaabtaa. Cabbaar yar kadib baa waxaa ii muuqda dhalinyaro Soomaaliyeed oo fara badan, daafaha caalamkana ku kala nool oo xiddigo la moodo iyo kaah iftiin badan oo kasoo baxaya god madow habeen gudcura, markaasaa darruurtii muragada layga dul faydaa.

Dabayl soo socotiyo
Rajo soo muuqataan
Saadaasheeda arkaa — feeling hopeful.

No comments: